Jose Mourinho Oo Ku Qasbi Doona Inuu Baxo Xagaaga Ciyaaryahan United ugu fadhiya Lacag Dhan £27m.

Manchester United daafaceeda Luke Shaw ayaa lagu soo warramayaa inuu doonayo inuu isaga tago kooxdiisa xagaaga haddii uusan helin waqti ciyaareed joogto  ah bilaha soo aadan.
21-jirkan ayaa hardan dheer u galay sidii uu saameen wayn ugu yeelan lahaa macallinka kooxda united Jose Mourinho tan iyo markii  loo magacaabay tababaraha United xagaagi lasoo  dhaafay.
IMarkii uu dib u soo laabtay, waxa uu saftay 14-kulan tartamadoo dhan asagoo kaliya sameeyay seddex bilaabasho afartii  bilood ee u danbeesay asagoo  si cad uga dhacay dooqa  macallin Mourinho.
Asagoo sidoo kale macallinkiisu uu u dhaleeceeyay si cad dhaawaiciisa iyo asagoo aan ciyaari Karin xanuun dartiis, uma ahayn sannad wacan qaas ahaantiisa.

Comments

Popular posts from this blog

MAANKAAB.COM - HOYGA ARRIMAHA BULSHADA Afrika: Saynisyahanno soo Saaray Baradho Dawo ka Noqon Karta Nafaqo-darrada Carruurta

MAANKAAB.COM - HOYGA ARRIMAHA BULSHADA Arrin Mucjiso ah: Degaan Dadka ku Nool ay Maalintii Indho La’yihiin, Habeenkiina Wax Arkaan