Lewandowski Oo La Tilmaamay Inuu Kawaangsan Yahay Ciyaaryahano Dhowr Ah Hadaba Waa Kuwee?

Weerar ka ugu wanaagsan dunida ayaa mar walba dood ay ka timaadaa lambarka 9 aad cida ku wanaagsan sidaa daradeed waxaa ka hadlay ninka lagu magacaabo Lothar Matthaus.
Sagaalka ugu wanaagsan dunida waa kuma, ma Karim Benzema, Luis Suarez, Diego Costa, Mise qof kale?
Lothar Matthaus ayaa ku fakaraya inuu ugu wanaagsan yahay ciyaaryahan Robert Lewandowski dhamaan ciyaaryahanadaas waa sida uu qabo asaga.
Bayern Munich ciyaaryahan keeda Lothar Matthaus ee ka ciyaaro difaaca ayaa ku tilmaamay ciyaaryahan Lewandowski inuu yahay sagaalka ugu wanaagsan dunida wuxuuna rumeysan yahay Poland xidigooda weerarka ka ciyaaro inuu ka waangsan yahay xidigaha kale ee xirto lambarkaan.
Matthaus ayaa rumeysan inuu in badan ka wanaagsan yahay Lewandowski ciyaaryahanada kale ayadoo lafiirinaayo dhinac walba.
“Aniga ahaan, Lewandowski waa lambarka sagaalaad ee ugu fiican dunida,” Matthaus ayaa ku codeeyay barihiisa internet ka.
“Wuxuu ka wanaagsan yahay ciyaaryahanda Karim Benzema, Luis Suarez. Chelsea weerar yahankeeda Diego Costa ayuu yiri.
Asagoo hadalkiisa sii wata ayuu tilmaamay Lewandowski inuu yahay ciyaaryahan ku wanaagsan dhankaa iyo lambarka sagaalaad.
Wuxuu ugu danbey yiri Suarez waa ciyaaryahan dhalinta faqri ka taagan, halka Lewandowski uu sheegay inuu lashashay wax yaabo yaryar oo aan lafahmi Karin ciyaarta gudaheeda oo muujinaayo inuu yahay sagaalka ugu fiican dunida.

Comments

Popular posts from this blog

MAANKAAB.COM - HOYGA ARRIMAHA BULSHADA Afrika: Saynisyahanno soo Saaray Baradho Dawo ka Noqon Karta Nafaqo-darrada Carruurta

MAANKAAB.COM - HOYGA ARRIMAHA BULSHADA Arrin Mucjiso ah: Degaan Dadka ku Nool ay Maalintii Indho La’yihiin, Habeenkiina Wax Arkaan